Ma run baa in qoyska Madaxweyne Biixi ay cabasho ka dhan ah Faysal Cali Waraabe u gudbiyeen hay’adaha sharciga?

0
961

 

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eeddo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe dhawaan u jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in Madaxweyne Biixi uu dalkii ka dhigay ganacsi qoyskiisu leeyahay oo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here