GUUGUULE IYO MAANTA

0
595

22Taloow, xukuumadeena cududo gaabo maxay ka damacday sicir bararka. Xaaji Axmed waagii uu mucaaradka ahaa waa kii qawlalada ka xumbayn jiray ee odhan jiray “Rayaale ha dhacee”,  bal maanta oo uu taladii gacanta ku hayo muu keeno xal oo uu sicir bararkan daawo u helo.