GUUGUULE IYO MAANTA

0
602

1Anigu weli waxaan sugayaa in madaxweynuhu umadiisa la hadlo. Horeba waxaan sakaaro ka biiqsan ayuu saqda dhexe waraaq kaga hadli jiree, maanta oo dadlkii ay isu raaceen abaar adag iyo siyaasad xumo inuu aamusaa maaha mid hoggaamiye laga filayay. Axmedoow dadkaaga la hadal.