GUUGUULE IYO MAANTA

0
506

22Xaaji Axmed, haddii ay labada gole baarlamaan u ansixiyeen dekedii Berbera, gari Alle ayay taqaanaaye inuu madaarkana ku daro maaha. Haddiise uu garto wuxuunbay ka mid noqon doontaa dhaxalkii Xaajiga iyo 7-da sannadood ee hore loo sheegay.