Waxaan isleeyahay isku shaandhayntani waxay noqon doontaa tii u dambaysay ee uu Xaaji Axmed sameeyo, isku shaandhayn dambe wuu kaga xanaaqi doonaa ayaan filayaa. Ilayn waa kan hadh iyo habeen la soo taagan hebelna istiqaaladda waan ka aqbalaye.