GUUGUULE IYO MAANTA

0
521

22Waxaan idin weydiiyay Cigaal iyo Rayaaleba lama arki jirin wasiir ay adeer u yihiin oo ay is haystaan wasiirada kale’e taloow Xaaji Axmed arrintani halkay kaga soo booday. Intaas waxaan ku darayaa oo tallo iga ah wada hadalada Khaatumo waa in wasaaradda arrimaha guduhu hoggaamisaa, waayo micno weyn oo dawladnimo ayaa ku jira halkaas.