GUUGUULE IYO MAANTA

0
662

22Alle wuu inaga aqbalay ducadii dadkeena wanaagsan ee daacadda ah oo waa kaa Raxmadiisii inoo shubay. Waa inaynu Alle uga mahadcelinaa raxmadda uu inoogu deeqay oo aynu ka faa’iidaysanaa deeqdiisa oo aynaan haddana laba bilood ka dib odhanin “Abaar ayaa na haysa” iyadoo togagu biyaheena ku shubayaan badda.