GUUGUULE IYO MAANTA

0
642

22Siyaasadeenii waxay noqotay biyo yaa shuban. Mid waliba wuxuu odhanayaa siyaasi ayaan ahay, dabadeed inta uu xisbi galo ayaa markuu xoogay shilimo ah ama xil ka waayo goor dhow odhanayaa waan ka baxay oo mid kalaan galay. Waa halkuu ninkii ka gabyay.