GUUGUULE IYO MAANTA

0
801

22Horaan u sheegayee aniga waxa ii muuqata doorashada madaxtooyada oo dib u dhacday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo mar saddexaad mudada loo kordhiyo. Markaasna waxa soo baxaya hadalkii aan hore u idhi ee ahaa in Xaaji Axmed aakhirka noqon doono Rayaale oon biyo is marin.