GUUGUULE IYO MAANTA

0
565

22Nimankii Turkida meeshii Xamar la odhan jiray waxbaa kaga dhacay. Dalalkan doorashooyinka Somaliya ka shaqaynaya ee siyaasadda iyo hawlaha kala dabaraya meelna kama haystaan oo waxa meeshii ka saaray ayaa la yidhi kureyda Imaaraadka. Nimanka yaa yidhaahda adeer kaalaya oo laantan ka bixiya afarta milyan halkanaa la idinka soo dhawayneee.