GUUGUULE IYO ,MAANTA

0
875

1Waxaan idin weydiiyay cadaankan shalay iyo doraad dalkeena ka yaacay maxaa taloow loo sheegay mise waa siyaasad waxoodu. Intaas waxa ii raacda, anigu afartan milyan ee ay madaxtooyadu doorashooyinka u shubtay sawir baa iiga soo dhex baxay ee taloow ma aniguun baa mise idinkana wax baa idiin muuqda.