GUUGUULE IYO MAANTA

40
3177

Anigu maanta ka hayo xikmad aan ahayn intii uu Gaariye inooga tagay Alle qabriga haw nuuree, wuxuuna yidhi

Laba oorya walaaliyo  —- ilmaadeer is maquunsha

lama sheegin aduunkee  —–marka aan ugu liito

mar aan eeda sokeeyiyo  —-ilmahayga ku waayo

mar aan aayo la’aanta  —-seedigay ugu aaro oo

walaashay asay qaado  —-mar haday aqalkayga

haddii layga adkaadiyo  — hadaan raystey idhaahdaba

mar lay oohin u tahay  —- bal maxaan istafiiday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here