GUUGUULE IYO MAANTA

31
3023

Wakhti aan ku qiyaasayo sannadkii 2006 badhtamihiisii ayaanu aniga iyo nin kale u tagnay Siilaanyo oo markaas London ka soo laabtay soona maray Djibouti, waxaanay ahayd wakhtigii ay maxaakiimta nimankii la odhan jiray awooda lahaayeen, dabadeed waxaanu ku nidhi Bal Xaaji Axmedoow adigaa siyaasi khatara ahee ka waran nimankaa maxaakiimta iyo halkay ku socdaan. Wuxuu nagu yidhi “Adeer nimankaas waa loo tashaday, dunida iyo gobalkuna wuu u tashaday, warkoodana dhawaan wax badan ayaa iska bedelaya.” Waxaan uga socdaa waar nimankaas sidii loogu tashaday ayaa inagana la inoogu tashanayaaye maxaa tallo ah. Inaguna waynu isku mashquulsanahay rag aan ogahayna intay sida jiirka ina afuufaan ayay haddana ina qaniinayaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here