Nimankaas Soomaaliya ilaa aynu sida dawladaha qaar Baarlamaankooda dhex galno oo aynu keeno mooshin ka dhan Farmaajo iyo Khayre oo awoodaha aynu qarsanayno aynu qaarkood ku tijaabino inaga hadhi maayaan. Adeer hooy, mujaahidkuna waa kii kunka jeer idiin hanjabee shidada maydun joojin.