GUUGUULE IYO MAANTA

54
4097

Waxa la yidhi sarkaal ka tirsanaa sirdoonkii KGB ayaa Maxamed Siyaad Barre hadiyad ahaan ugu keenay Radio uu yidhi wararka dunida madaxweyne ka dhagayso. Siyaad Barre wuu ka shakiyay Radio-gii, weligiina ma isticmaalin, cidna umuu sheegin. Mar dambe ayaa Radio-gii lagu baadhay qalab ay CIA siisay Siyaad Barre oo loogu tallo galay in lagu fashiliyo hawlaha basaasnimo ee noocan ah, waxaana la ogaaday in Radio-gaas marka la shido ee la geliyo dabka uu toos ugu gudbinayo wardoonkii KGB hadal kasta oo uu Siyaad Barre yidhaahdo, waxaana lagu soo dhex rakibay noocyo badan oo warqabad. Imikaba aniga warkaygu cidna kuma socdee waxaan ka hadlay qiso aan warkeeda maqlay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here