Horta Muusena inuu habeen kasta qaylo dhaan soo dirsadaa ma qurux badna, cabdiraxmaan-cirrana haddii la casuumay inuu tago ayay sharaftiisu ahayd. Waxaanse isweydiinayaa dagaalkan Soomaaliya inaga dhexeeyaa ma mid buuqa iyo qaylo u baahan baa mise waa diblomaasiyadeed oo xarbul dacaayad lagaga hortagi karo. Nimanka sida aynu iskaga celin karno horta aynu isla garano ilmaadeerayaal.