GUUGUULE IYO MAANTA

27
3206

Horta guddiga doorashada, waa halkii ninkii’e anigu una ducayn maayo oo igamay mutaysan, habaarina maayo oo igama go’aan, waxaanse arkayaa uun kolayba inay yihiin niman weyd ah. Laakiin armoo taladaas Cirro ay Togdheer inala xushaa oo dabadeed uu Mujaahidku soo magacaabaa qaar komishan ah oo kuwan ka sii daran, waayo odayga xulashada wasiiradiisa ayaynu dee aragnaybee  komishana kuwa uu u soo magacaabi doono maxaad u malaynaysaa?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here