GUUGUULE IYO MAANTA

27
2870

Waxa la yidhi nin ka mid ahaa wasiiradii hore ayay masuuliyiinta uu wasaaradda ku wareejiyay  baadhitaan ku sameeyeen hantida uu lunsaday. Waxay ka qoreen warbixin dhawr bog ah oo dadkii arkay  amakaag iyo af kala qaad ku noqotay, waxaanay masuuliyiinta wasaaradaasi u gudbiyeen warbixintii madaxweynaha oo ay hadda hortaalaa. Dee ama dal ayaynu noqon doonaa shuruucda ixtiraama oo dadka noocaas ah ugu yaraan hantidhawrka ayaa waraysan doona ama ninkii xil qabtaaba dal uu markiisa boobo ayaynu noqon doonaa. Waar hooy sharciga aynu ku heshiinay ha shaqeeyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here