Weligaa haddii aad xal raadinaysid ood doonaysid in dhibaatadaasi aanay soo noqon mustaqbalka, waxa la sameeyaa daraasaad qoto dheer. Imika Waxaan ka baqayaa in go’aamadii xukuumada ee deg-dega ahaa noqdaan kud ka guur oo qanjo u guur. Waar bal inoo duceeya dhaqaalaha oo inaga wareera ayuun baa inoogu darane.