GUUGUULE IYO MAANTA

44
2875

Ina Biixi haddii uu kaxaystay Cali Warancade iyo Cadaani, inkastoo aanay nidaamka dawladnimo ku qurux badnayn haddana wax weyn maaha, waxase ceeb noqon lahayd inagoo nidaamkeena dawladnimo ku dhex aragna qoyskiisa iyo reerkiisa oo taladii la wadaagaya sidii inagu dhacday waa’ aan sii fogayn, waxase inagu cusub kureydan madaxtooyadii durba ku dhex kortay ee laga wada qaylinayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here