GUUGUULE IYO MAANTA

31
3512

Waar ninkii Ina Biixi maxaa culaysyo haysta Alloow yaa ogaada. Faysal iyo Cirro ayaa halkan warmo u afaysanaya, haddana kuwii KULMIYE kaga hadhay iyo kuwa weli xukuumadiisa ku jira ayaa hawada hadalo isu marinaya, wasaaradii warfaafinta ayaad la socotaan waxa ka taagan, wasaarado kale murankii dhex maray waynu ogayn, sicir bararkii ayaa isna sugaya. Waar hooy Mujaahidka culayska halaga daayo ayaan leeyahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here