GUUGUULE IYO MAANTA

13
2102

Xukuumadan cusub ee bedeshay xukuumadii Siilaanyo, gaar ahaan qolada madaxtooyada gashay waxay moodayaan inay weli ku jiraan ololihii doorashada markaad eegto sida ay warbaahinta baraha bulshada u isticmaalayaan. Adeer Mujaahidku madaxweyne ayuu noqday, warkiisuna hal “il” oo keliya inuu ka soo baxo ayaa wanaagsan ee dawladnimada la qabsada oo inaga daaya kunkan twitter ee uu midiba wuxuu doono ku qorayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here