GUUGUULE IYO MAANTA

0
725

1Nin ayaa laga hayay dawlad doorasho boobta mooyee, mucaarad doorasha booba Afrika laguma hayo. Imikana mucaarad mudaharaada mooyee, dawlad iyadii mudaharaadaysa iyana waa noo koow.