GUUGUULE IYO MAANTA

18
2464

Ninkii Qaramada Midoobay wakiilka uga ahaa gobalku muxuu ku arkay ururadeenii bulshada ee rayidka ahaa waa tan la yidhi dacaayad ayuu ku furay oo wuxuu yidhi ururadii iyo dawladiiba waan kala garan waayay markaan Hargeysa tagay. Marxuum Cigaal ayaa berri hore yidhi inaga iyo nimankaas Qaramada Midoobay weligeen is fahmi mayno. Wuxuu ahaa hadal nin weyn, nimankaas taloow yaa inoo kala sheekeeya.?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here