Xaaji Axmed; Isniinta beri ayay isaga iyo qoladii Ingiriis kulan gondaha is darayaan ee bal la socda. Faysal Cali Waraabena waa kan leh xoghayaha guud ee cusub ee Qaramada Midoobay waa nin saaxiibkay ahee, dee ha inooga doono Ictiraafkii uu Butrus Qaaligii Masriga ahaa inaga xanibay.