GUUGUULE IYO MAANTA

45
3310

Waaryaadheheen, ma 2800 oo ruux ayaa tartan u galay 21 jago. Taasi waxay muujinaysaa heerka shaqo la’aanta dalkeena ka jirta waana halis soo waajihi karta ammaanka haddii aan talo qaran laga yeelan. Waxaan intaas ku darayaa mujaahidku raasigii Berbera waa kaas dekedii qaranka u soo celiyee, hawadana ha inooga soo celiyo nimanka Walaweyn ee ay Qaramada Midoobay lugta inoo qabatay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here