GUUGUULE IYO MAANTA

30
2812

Nin wasiir ka ah xukuumadda Siilaanyo oo markii uu shacabka ahaa lahaa gaadhi milixda  keena ayuu dhawaan mid xasarad badani ku yidhi “Waar gaadhigan boqolka kun ee dollar jooga eed imika wadato xageed ka keentay, markaasuu yidhi qoyskayga ayaa leh. Bal ninkaas ka warama, qoyskiisu miyaanay baabuurkaas milixda keeni jiray lahayn berigii hore. Anigu waxaan madaxweynaha la doortay odhan lahaa “Adeeroow, hadday mudh ka qadhaadhay hala is xisaabiyo oo dadka hantidhawr geli, markaasaa cadaalad la helayaaye.”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here