GUUGUULE IYO MAANTA

34
3455

Madaxweynaha la doortay isaga ayuu awood distoorku u siiyay inuu soo dhiso xukuumadiisa, laakiin sidaas oo kale isagaa awood u leh inuu bilo gudahood isku gawraco oo uu saqiiriyo taageerada uu haysto iyo inuu sii xejisto kalsoonida muuqata oo uu dalka dhaqaajiyo. Haddii uu soo celiyo wasiiradii hore ee magacyada kula baxay hantida umadda boobkeeda iyo maamulxumada wuu is gawracay Muuse, haddiise uu keeno wejiyo cusub oo u dhigma kuwii Cigaal ee 1997 Muuse wuu tashaday, dalkana wuxuu ka qabaa lexjeclo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here