GUUGUULE IYO MAANTA

49
4913

Waxa la yidhi orodka shalay ka dhacay Cali Warancade iyo rag uu la socday. Waa nimanka soo daba yaacay Muuse Biixi oo odayaal ganacsato ah la shirayay ee dabadeed la yidhi macaa Saylicigoodii adeer raali noqda inankaanu abtiga u nahay ayaanu u qardhaas xidhaynaaye. Ina Biixi waxay moodayaan madaxweynihii la iska daba ordi jiray camal la’aanta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here