GUUGUULE IYO MAANTA

9
1556


Anigu waxaan taaganahay wax walba waxa ka weyn qarankeena. Nimanyahoow Somaliland oo qaran ah ayaa ina deeqda ee aan ilaashano nabadgelyadeena, tartankuna colaad maahee waa baratan walaaltinimo. Waar hooy yaan shacabka la kala dilin oo lagu kala dhiman waxaanay sakaaro ka biiqsan. Intaas waxaan ku darayaa Rayaale iyo Axmedba kala nasiib badan oo midna afar doorasho ayuu qabtay oon deero hirdiyin deero kale, midna laba doorasho oo uu qabtay ayaa buuq ina geliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here