GUUGUULE IYO MAANTA

54
4826

Shacabkayga waxaan u sheegayaa in cidda doorashada ku guulaysanaysaa ay tahay qarankeena ee aanay ahayn xisbi iyo shakhsi toona. Markaas dunidii oo dhan ayaa ina soo wada eegaysa oo daawanaysa qaabka aynu natiijada u maamulno ee shacabkaygoow aynu dalkeena iyo qaranimadeena ka ilaalino weeraha iyo cadowga. Qarankeena ayaa mar walba guulaysanaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here