GUUGUULE IYO MAANTA

37
2962

Bulshadeenii oo marka horeba ay dawlad xumo kala qaybisay ayuu imikana ololuhu sii kala qaybiyay. Ninka 13 November la doortaa wuxuu la wareegayaa shacab kala qaybsan iyo dal dhaqaalihiisu liito. Rayaale waagii waxaabu wareejiyay dal isku duuban, dhaqaale la’aani ha iska jirtee. Nimanka tartamaya waxaan leeyahay shacabka sida loo kala qaybiyaa way fududahay, laakiin sida la isugu soo dhaweeyo goor dhow ayaa idinku adkaan doonta ee aadyar socda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here