GUUGUULE IYO MAANTA

0
930

Waxaan idin weydiiyay miyaad maqasheen in madaarkii Cigaal laga kireeyay nin ganacsade ah oo laga qaatay 30 milyan oo dollar. Haddii uu warkaasi run noqdo ninkaas ganacsadaha ahna sannadkaas uu Xaaji Axmed oo ehelkiisa ahi joogay naanays ayaa raacday.