GUUGUULE IYO MAANTA

0
1000

Waxa la yidhi, Madaxweynuhu isagaa 1991 bilaabay wasiiro xukuumad iska casila, waxaana u danbeeyay tii daahir rayaale laakiin maxay kuugu taalaa waataas isagii hadhcad laga dareeray.

Laakiin horaa loo yidhi, booraan hadimo ha qodin hadaad qodona ha dheerayn ku dhici doontaane mooyee.