GUUGUULE IYO MAANTA

0
945

Bal aynu aragno Xisbi kaliya oo ku ololeeya inuu kala dirayo Golaha Deegaanka Hargeysa. Waxaan hubaa inuu Xisbigaasi heli doono codod badan oo reer Hargeysa ah oo nimankaa baladiyaha ah khaatiyaan ka taagan.