GUUGUULE IYO MAANTA

0
958

Horta mid ku abshirta, 13 November wixii ka dambeeya waxa inaga dhammaanaya xaalad adag oo qasan oo aynu ku soo jirnay 7 sannadood. Waxa kale oo aan rajaynayaa in qoysas madaxweyne iyo madaxweyne-xigeen oo meherado furta ay qoladani inoogu dambayso. Ninkii Alle u qoray ayaa kursiga fuulayee, laakiin nidaamkii dawladnimo oo inoo soo noqda ayaa guul inoo ah.