GUUGUULE IYO MAANTA

0
943

Dalkiiba waxa laga sheekaynayaa ganacsade hebel ayaa dhul laga iibiyay iyo ganacsade kale ayaa isna halkeer laga faasaxay. Waxase ay ka mid tahay dhaxalka uu madaxweyne Silaanyo inagaga tagayo wixii sannadkan ka dambeeya. Adeerow Axmedoow bal wuxuun halaguu soo gaadho ayaanu leenahay.