GUUGUULE IYO MAANTA

0
1065

Dawladii Rayaale waxa laga raacay dhulkii looga taag waayay wasaaradii hawlaha guud, Xaaji Axmedna waxaaba naanays ugu filan wasaaradan hawlaha guud ee uu wasiirka ka yahay wiilkan uu adeerka u yahay ee ay dadkii oo gobaladii oo dhami ka cabanayaan marna diyaaradaha moodaya basaskii Burco.