GUUGUULE IYO MAANTA

0
958

Waxaan idin weydiiyay, taloow ma waxa bilaabmaysa silsiladii is casilaadda. Waxaaban ka baqayaa in xukuumadu u kala qaybsanto koox is casisha iyo koox madaxtooyada ka dhex muranta. Waar bal inooga duceeya.