GUUGUULE IYO MAANTA

0
653

22Shahaadooyinkan ay guddiga doorashooyinku shalay qaybinayeen anigu shuqul NGO ayaan u fahmay, shaqadii aynu u diranayna maaha. Iyana waxaan la yaabanahay maxkamaddan sare ee go’aankeeda ay cid waliba ku farxayso.