GUUGUULE IYO MAANTA

0
981

Waxaan Hambalyo u dirayaa ardayda kaalmaha hore gashay iyo kuwa ku guuleystay imtixaanada shahaadiga

Sidoo kale waxaa iyana  sanadkan bogaadin mudan Wasaaradda Waxbarashada, ardayda dhacday iyo iskuuladoodana waxaan leeyahay dedaala.