GUUGUULE IYO MAANTA

0
1425

Nimankii doorashada inoo qaabilsanaa waa kuwaas warkooda cadeeyay ee xukuumadda iyo xisbiyadaba la hadlay. Bal aynu maalin dambe aragno wasiir gaadhi dawladeed ololaha ku galaya iyo xisbi xeerka ka talaabsaday. Waar ciddii aragtaay soo sheega nimankaas.