GUUGUULE IYO MAANTA

0
866

Waaryaadheheen, nidaamkii dawladnimo iyo kala dambayntii way inaga sii socotaa iyadoon doorashaba la gaadhin. Rayaale wuxuu doorashada qabtay iyadoo dawladnimadu adagtahay oo masuuliyiintiisu ay wada socdeen sidii ayaanu dal iyo dad midaysan ku wareejiyay, maantana ninba nin ayuu u jawaabayaa, mid baa dhul boobaya, mid baa wax kale ka sheekaynaya oo leh diyaarado ayaan keenayaa.