GUUGUULE IYO MAANTA

0
1177

Beri dhexaad ah waa kii madaxweynuhu inagu lahaa hantida qaranka ayaan xakamaynayaa mudada kala guurka, laakiin hantidii qaranka iska dhaafee, waxaaba xakamayn u baahan golihiisii xukuumadda oo uu ninba dabakaayo yar furtay. Waar yaa inagu celiya 2009 iyo 2010 iyo dawladnimadii Rayaale ee adkayd.