GUUGUULE IYO MAANTA

0
1170

Xisbiga ololaha ku gala inuu kala dirayo goleyaasha deegaan ee dalka; waxaan hubaa inuu heli lahaa maalinta doorashada codka shacabka, sababtoo ah goleyaashii deegaanadu waxay noqdeen gafanayaal umadu ka wada qaylisay. Cigaal baa beri hore Alle haw naxariistee inagu yidhi “25 waraabe oo aan Hargeysa u sameeyo waxa ii dhaama laba waraabe oo maayar iyo maayar xigeen ii ah oo aan xad u yeeli karo.”