GUUGUULE IYO MAANTA

0
1012

Horta doorashooyinkii Rayaale qaban jiray deero may hirdiyin deero, laakiin waa la ogaa doorashadii deegaanka ee ay xukuumadeenu qabatay wixii ka dhacay. Markaas anigu waxaan leeyahay uun “Alle nabad qab ha inoogu dhammeeyo doorashadaas iyo hawlaheeda.”