GUUGUULE IYO MAANTA

0
936

Ninkii oday Saleeban ee aynu guurtida u dhiibanay aadyar ayuu iska yidhi xal baan u waayay khilaafka golaha wakiilada. Laga yaabaa in awoodiisii halkaas marayso, dee laakiin haddii aanu odaygu 82 xildhibaan isu soo dhawayn karayn malaha waxbaa si ah. Waaryaadheheen, Alle ha inoo sahlo.