GUUGUULE IYO MAANTA

0
1168

Maantana ma laynkii Booliska Hargeysa ayuu nin ganacsade ahi aadyar oo dhalatay iska baayacayaa. Beri hore ayaa la yidhi waxa la arki doonaa saldhiga dhexe iyo xerada Birjeex oo uu nin wasiir ahi iibinayo. Wax walba waxa inagaga daran nidaamka dawladnimo ee inuu dhintay ay iyagi qirayaan.