GUUGUULE IYO MAANTA

0
1385

Waaryaadheheen, taloow nimankan dekedeena lagu wareejiyay malaha waaba la inoo soo diray oo sidii Yementii la sheegayay ayaabay inaga xidhi doonaan naaska yar ee miisaaniyadeenu inooga soo bixi jirtay.