GUUGUULE IYO MAANTA

0
1690

Beri hore ayaan idinku idhi meeshii Xamar la odhan jiray way inagu soo dhawaatay, gebigeeniiba waxa sida daadka inoo dhex qaadaya mashaariicdii walaweynta oo haddana la aamusanyahay sidii oo la sixranyahay. Waar bal inoo duceeya anigu waxba garan maayee wax badan ayaa khaldanee.